Booliska Puntland oo qabtay eedaysane lagu tuhunsan yahay mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay Liibiya

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay xireen nin lagu tuhunsan yahay mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhan ah muwaadiniin Soomaaliyeed, kadib hawlgal ay ka fuliyeen gobolka Nugaal. Bayaan ka soo baxay Qaybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa lagu sheegay in la qabtay eedaysane lagu magacaabo Guuleed Cabdicasiis Axmed, kaas oo lagu tuhunsan yahay inuu ku lug … The post Booliska Puntland oo qabtay eedaysane lagu tuhunsan yahay mukhalasnimo iyo tacadiyo ka dhacay Liibiya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


9 d.
Politics
ID: 4735979147157252370


Nothing found
Add Watch Country

arrow_drop_down