In ka badan 30 xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland, ayaa dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kaddib markii diyaaraddii ay la socdeen oo ku wajahnayd magaalada Garowe lagu amray in ay ku soo laabato caasimadda. Xildhibaanadan ayaa ugu duulay Garowe si ay uga qeyb galaan shir wadatashi … The post In ka badan 30 xildhibaan oo ku wajahnaa Garowe oo diyaaraddii ay la socdeen lagu amray inay ku laabato Muqdisho appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.