Mar 07(Jowhar)-Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya kulan muhiim ah, iyadoo madaxda siddeedda dal ay isugu tagayaan magaalada Arusha, si ay uga qayb galaan Shirka 25-aad ee caadiga ah ee EAC. Shirkan oo ay martigelinayso dowladda Tanzania waxa uu halkudhigiisa yahay “Xoojinta Isdhexgalka si loo Hagaajiyo Nolol-maalmeedka Muwaadiniinta EAC,” […]