Ciidamada Puntland oo dib u furay waddada Boosaaso iyo Qardho kaddib iska hor imaad ay la galeen ciidan gadoodsanaa

Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka weerar ku qaaday koox ciidamo ah oo ka gadoodsan mushaar la’aan, kuwaas oo tan iyo shalay xiray waddada laamiga ah ee isku xirta magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. Iska hor imaad muddo kooban socday kaddib ayay ciidamada Puntland ku guulaysteen inay dib u furaan waddada, iyadoo ciidamada gadoodsan ay ka … The post Ciidamada Puntland oo dib u furay waddada Boosaaso iyo Qardho kaddib iska hor imaad ay la galeen ciidan gadoodsanaa appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


3 h.
Sport
ID: 6134776479307700900


Similar News expand_more


Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Politics
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Politics
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Popular countries based on strong economic and political relations

Add Watch Country

arrow_drop_down