Wiilka uu dhalay Cali Khumeyni oo loo magacaabay hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran

Mar 08(Jowhar)-Waxaa loo magacaabay Aayatullah Mojtaba Cali Khamenei in uu bedelo aabbihii oo la dilay 28-kii Febaraayo ee lasoo dhaafay. Waa siyaasi, wadaad iyo nin ku adag afkaarta kacaanka ee Dowladda Iiraan, waana mid kamid ah raggii uu diidanaa Trump in ay xilkaasi loo magacaabo. Iiraan, waxay hadda yeelatay hoggaamiye rasmi ah.


3 d.
Entertainment
ID: 7923021480775884337


Similar News expand_more


Politics
Politics
Politics
Politics
Entertainment
Politics
Entertainment
Entertainment
Entertainment
Entertainment
Entertainment
Entertainment
Sport
Entertainment
Sport
Entertainment
Politics
Politics
Politics
Politics
Military
Politics
Politics
Sport
Politics
Military
Politics
Entertainment
Military
Military
Politics
Politics
Politics
Politics
Entertainment
Sport
Military
Politics
Entertainment
Military
Politics
Sport
Sport
Sport
Sport
Sport
Entertainment
Sport
Entertainment
Popular countries based on strong economic and political relations

Add Watch Country

arrow_drop_down